NISA Oo Howlgal Ka Fulisay Hiiraan Kuna Beegsatay horjoogayaasha Al-Shabaab
Wararka24: Hay’adda Nabad sugidda ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ay si wadajir ah ula fuliyeen saaxiibada caalamiga ...
Wararka24: Hay’adda Nabad sugidda ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ay si wadajir ah ula fuliyeen saaxiibada caalamiga ...
Wararka24: Dab xooggan ayaa xalay ka kacay qayb kamid ah Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare hantiyeed ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta dhexe ee Wasaaradda ...
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Dowladda Ruushka ayaa maanta Soomaaliya ku wareejisay deeq gargaar bani’aadannimo ah oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax xusuuseed dhigay taallada dhallinyaradii halgamayaasha ahaa ee SYL, munaasabad ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xil cusub u magacaabay Ibraahim Aadan Ibraahim oo loo yaqaano Nadaara, kaas ...
Wararka24: Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa soo bandhigtay qorshe diblomaasiyadeed oo lagu doonayo heshiis dhexmara Iran iyo dalalka Bariga Dhexe, xilli ...
Wararka24: Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa uga digay dhiggiisa Mareykanka, Donald Trump in faragelin lagu sameeyo arrinta Taiwan uu horseedi ...
Wararka24: Warar laga helayo ilo siyaasadeed oo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka Soomaaliya ay wadaan qorshe ay ...
Wararka24: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, isaga oo ...
Wararka24: Waxaa maalintii labaad galay wada hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka socda ...
Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Gamboole ee gobolka Shabeellaha ...
Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay xarigga Sacdiya Macallin Cali oo muddo ka ...
Warar ay baahiyeen warbaahinno caalami ah ayaa sheegaya in dalalka Saudi Arabia iyo United Arab Emirates ay weeraro qarsoodi ah ...
Wararka24: Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa taageeray geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee ka socda Koonfur Galbeed ...
Wararka24: Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa ayaa maanta doortay maayir iyo maayar ku xigeen cusub, kadib kalfadhi aan caadi ahayn oo ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan faro-gelin ku sameyn doonin hannaanka doorashooyinka Soomaaliya, islamarkaana aysan hoggaamin doonin dhexdhexaadinta khilaafka ...
Wararka24: Dowladda Morocco ayaa dib ugu celisay dalkeeda lix muwaadin oo muddo ku xirnaa xabsiga magaalada Bosaso, kadib kiis muddo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.