• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaaradka oo dib u dhigay bannaanbixii berri ka dhici lahay magaalada Muqdisho

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
1 week ago
Reading Time: 2 mins read
Mucaaradka oo dib u dhigay bannaanbixii berri ka dhici lahay magaalada Muqdisho

Wararka Ugu Aqrintabadan

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

2 hours ago
Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

2 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kadib wada hadallo siyaasadeed oo ka socda gudaha xerada Xalane.

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa sheegtay in go’aankan loo qaatay si fursad loo siiyo wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay dhex-dhexaadinayaan xubno ka tirsan beesha caalamka.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay mucaaradka, wada-hadalladan ayaa looga gol leeyahay sidii xal looga gaari lahaa arrimaha la xiriira doorashooyinka, maamulka marxaladda kala guurka, barakicinta iyo waxa ay ku tilmaameen xarig sharci darro ah.

“Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay mar kale caddeynaysaa in bannaanbaxa la qorsheeyey uu ahaa mid nabadeed oo lagu dalbanayo ilaalinta dastuurka, amniga, xuquuqda muwaadiniinta iyo jooginta doorashooyinka hal dhinac ah,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sheegay in taariikh cusub oo la qabanayo bannaanbaxa dib laga shaacin doono, iyadoo lagu saleyn doono natiijada kasoo baxda wada-hadallada socda.

Wararka ayaa sheegaya in wakiillada beesha caalamka, gaar ahaan dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ay cadaadis saarayaan dowladda federaalka iyo mucaaradka si ay heshiis uga gaaraan khilaafka doorashooyinka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Wada-hadalladan ka socda Xalane ayaa noqonaya kuwii ugu horreeyay ee noocooda ah ee lagu qabto halkaasi, iyadoo indhaha siyaasadda Soomaaliya ay ku wajahan yihiin natiijada kasoo baxda kulamadan.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhsomaliawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

DAAWO: Dowladda Ruushka oo Soomaaliya ku wareejisay raashin gargaar bani’aadannimo ah

Next Post

Xasan Sheekh Oo xarigga ka jaray Xarunta Cusub Ee Wasaaradda Dhallinyarada+sawiro

Related Posts

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

Senator Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay dibadbaxa 4-ta June

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka...

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

Turkiga oo dadaal ugu jira xalinta khilaafka siyaasadeed ee DF iyo mucaaradka

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay qorsheynayso inay wafdi heer sare ah u dirto magaalada Muqdisho kadib...

Doorashada hoggaanka degmooyinka Banaadir oo bilaabaneysa Ciidda kadib

Doorashada hoggaanka degmooyinka Banaadir oo bilaabaneysa Ciidda kadib

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa shaaciyay in doorashada...

Tehran oo adkaysay mowqifkeeda kaydka uranium-ka kadib amarka kaso baxay Mojtaba Khamenei

Tehran oo adkaysay mowqifkeeda kaydka uranium-ka kadib amarka kaso baxay Mojtaba Khamenei

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Mojtaba Khamenei, ayaa la sheegay inuu soo saaray amar mamnuucaya in dalka...

Duqeyn ka dhacday Ugunji oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Khasaaraha

Duqeyn ka dhacday Ugunji oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Khasaaraha

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyay deegaanka...

Itoobiya iyo Jabuuti oo qorsheynaya dhismaha dhuumo qaada saliidda iyo gaaska

Itoobiya iyo Jabuuti oo qorsheynaya dhismaha dhuumo qaada saliidda iyo gaaska

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Itoobiya iyo Jabuuti ayaa wada-hadallo heer sare ah ka yeeshay mashruuc cusub oo lagu dhisayo dhuumo qaada...

Load More
Next Post
Xasan Sheekh Oo xarigga ka jaray Xarunta Cusub Ee Wasaaradda Dhallinyarada+sawiro

Xasan Sheekh Oo xarigga ka jaray Xarunta Cusub Ee Wasaaradda Dhallinyarada+sawiro

Dab Xooggan Oo Mar Kale Ka Kacay Suuq Bacaad

Dab Xooggan Oo Mar Kale Ka Kacay Suuq Bacaad

NISA Oo Howlgal Ka Fulisay Hiiraan Kuna Beegsatay horjoogayaasha Al-Shabaab

NISA Oo Howlgal Ka Fulisay Hiiraan Kuna Beegsatay horjoogayaasha Al-Shabaab

Recommended

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, OO Mooshin kadhan ah DF geeyay Baarlamanka,

1 year ago
Dowladda Jabuuti

Dowladda Jabuuti oo Ka saaraysa dalkeeda Dad Ajaanib ah oo ay Ku Jiraan Soomaali

1 year ago
Mareykanka

DF somalia Oo Shaacisay Sida Ay Ula Tacaaleyso Dhimista Kaalmada Mareykanka.

4 months ago
Xildhibaano iyo senatorro ka hadlay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed

Xildhibaano iyo senatorro ka hadlay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed

2 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

2 months ago
Soomaaliya oo dib u soo celisay 174 tahriibayaal ah oo ku xirnay xabsiyada Liibiya+sawiro

Soomaaliya oo dib u soo celisay 174 tahriibayaal ah oo ku xirnay xabsiyada Liibiya+sawiro

4 weeks ago
NISA oo burburisay xarumo qarsoodi ah oo Al-Shabaab lahaa

NISA oo burburisay xarumo qarsoodi ah oo Al-Shabaab lahaa

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.