Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta
Wararka24: Dagaal culus ayaa maanta oo Isniin ah ka qarxay magaalada Baydhabo, kaddib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka ...
Wararka24: Dagaal culus ayaa maanta oo Isniin ah ka qarxay magaalada Baydhabo, kaddib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka ...
Ugu yaraan lix askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhintay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay in ka badan 100 gaari oo milatari ah u dirtay dhanka degmada Buurhakaba ...
NCA ayaa shaacisay shirkadaha, naqshadeeyaha iyo injineerka ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii. Sababta burburka weli lama caddeyn.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli ay socdaan dadaallo lagu ...
wararka ayaa sheegaya in Baydhabo laga abaabulayo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada Birmadka Koonfur Galbeed, kuwaas oo ...
Wareysi ay siisay MS NOW, Ilhan waxay sheegtay inay aad uga naxday baaritaankaas, xilli ay ka harsan yihiin toddobaadyo uun ...
Sisi khudbad uu jeedinayay ayu ku yiri "Waxaan ka hadlaynaa difaaca dhulka iyo xuduudaha boqortooyada, Ma sababi doono xasillooni-darro dheeraad ...
Mareykanka ayaa amray shaqaalahiisa dowladda ee aan ku jirin hawlaha degdegga ah iyo xubnaha qoysaskooda inay ka baxaan Sacuudi Carabiya ...
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed maanta lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan ...
Wararka24: Ruushka ayaa sheegay inuu mabda’ ahaan diyaar u yahay inuu dib u bilaabo wadahadallada uu la leeyahay Ukraine iyo ...
Wararka24: Mucaaradka uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa eedeymo u jeediyay shirkadda isgaarsiinta Hormuud ...
Tusla ayaa booliska Ireland u gudbisay walaac ku saabsan 22 carruur Soomaali ah. Kiisaska la gudbiyey weli ma aha dembiyo ...
Safiirka Itoobiya ee Israa'iil oo sheegay in aqoonsiga Somaliland uu dhaawici karo amniga Soomaaliya, Al-Shabaabna fursad siin karo. Somaliland waa ...
Safiirka Turkiga ee cusub, Ferhat Alkan, ayaa Muqdisho kula kulmay Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, waxayna ka wada hadleen xoojinta ...
Dowladda Hindiya ayaa Kenya ku wareejisay 11 tan oo agab caafimaad ah si loo xoojiyo diyaargarowga dalka ee ka hortagga ...
Macron ayaa qiray khaladaad amni kadib rabshadihii Faransiiska, wuxuuna diiday iscasilaadda wasiirka arrimaha gudaha Laurent Nuñez. Faahfaahin.
Sharciga shaqada Qatar: shaqaalaha lagu shaqeysiiyo maalinta nasashada waxay xaq u leeyihiin maalin kale oo nasasho ah ama lacag dheeri ...
Muwaadiniinta 46 dal oo Yurub ah ayaa Imaaraadka gali kara iyagoon fiiso hore u qaadan. Ogow dalalka liiska ku jira ...
“Waxaan Dowladda Federaalka ugu baaqeynaa inay baaritaan ku sameyso sida maleeshiyaadka Al-Shabaab ay u joogitaan uga sameysteen deegaanno ay hore ...
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.