Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Qatar: Xuquuqda shaqaalaha lagu shaqeysiiyo maalinta fasaxa ama nasashada

Sharciga shaqada Qatar: shaqaalaha lagu shaqeysiiyo maalinta nasashada waxay xaq u leeyihiin maalin kale oo nasasho ah ama lacag dheeri ah oo 150%.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
October 19, 2026, 4:23 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Shaqaalaha Qatar iyo maalinta nasashada - diyaarad Qatar Airways
Share

Shaqaalaha ka shaqeeya dalka Qatar ee looga baahdo inay shaqeeyaan maalinta nasashada toddobaadka ayaa xaq u leh in loo magdhabo, ha ahaato maalin kale oo nasasho ah ama lacag dheeri ah, sida uu dhigayo sharciga shaqada ee dalkaas.

Arrintan ayaa dib u soo shaac baxday kadib markii warbaahinta Legit.ng ay bahisay faahfaahinta Qodobka 75-aad ee Sharciga Shaqada ee Qatar, kaas oo ah Sharciga Lambarka 14 ee sannadka 2004. Ma aha xeer cusub, balse waa xuquuq horey u jirtay oo shaqaale badan aysan ka warqabin.

Xuquuqda shaqaalaha maalinta nasashada

Sida uu dhigayo sharcigu, shaqaale kasta wuxuu xaq u leeyahay nasasho toddobaadle ah oo mushahar leh, aanna ka yarayn 24 saacadood oo is xigta. Maalinta Jimcaha ayaa ah maalinta nasashada, marka laga reebo shaqaalaha ku shaqeeya nidaamka wareegga ama shift-ka.

Haddii xaaladdu ay keento in shaqaalaha la shaqeysiiyo maalintaas, loo-shaqeeyaha waa inuu siiyaa maalin kale oo nasasho ah, ama uu ku bixiyaa mushaharka aasaasiga ah ee maalintaas iyo kordhin aan ka yarayn 150 boqolkiiba. Sharciga ayaa sidoo kale mamnuucaya in shaqaale la shaqeysiiyo in ka badan laba Jimce oo is xiga.

Saacadaha shaqada iyo overtime-ka ee Qatar

Amiirka Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad Aal Thaani
Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Aal Thaani

Sharciga ayaa xaddidaya saacadaha shaqada oo ah ugu badnaan 48 saacadood toddobaadkii, ama 8 saacadood maalintii. Bisha Ramadaanta waxaa saacadaha la dhimaa ilaa 36 saacadood toddobaadkii, ama 6 saacadood maalintii.

Saacadaha dheeraadka ah ee shaqada (overtime) waa in aysan wadarta shaqada maalinlaha ah ka dhigin wax ka badan 10 saacadood. Saacad kasta oo dheeraad ah waxaa lagu bixiyaa mushaharka caadiga ah iyo ugu yaraan 25 boqolkiiba, halka shaqada habeenkii u dhaxaysa 9-ka fiidnimo ilaa 6-da subaxnimo la siiyo ugu yaraan 50 boqolkiiba, marka laga reebo shaqaalaha shift-ka.

Shaqaalaha dareema in ninka boss koda ah uusan u hoggaansamin xeerarkan ayaa cabasho rasmi ah u gudbin kara Wasaaradda Shaqada ee Qatar, ama ka codsan kara sharraxaad dheeraad ah.

Qatar ayaa ka mid ah dalalka Khaliijka ee ay ka shaqeeyaan shaqaale badan oo ka yimid Afrika iyo Aasiya, kuwaas oo inta badan ka shaqeeya dhismaha, adeegyada iyo shaqada guryaha. Shaqaalaha guryaha ayaa leh sharci gaar ah, sidaas darteed xeerarkan si toos ah uma khuseeyaan.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

17 hours ago
Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

18 hours ago
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

1 day ago
Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

3 days ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

3 days ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

4 days ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

4 days ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

5 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.