Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Amiirka Qatar oo Trump uga Digay Saameynta Colaadda Iiraan

10-02-2026 Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani ayaa uga digay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in xiisadda milateri ee u dhexeysa Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ay yeelan karto cawaaqib halis ah oo saameyn ku yeelan karta amniga…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 10, 2026, 10:12 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Amiirka Qatar oo Trump uga Digay Saameynta Colaadda Iiraan
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: 10-02-2026 Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani ayaa uga digay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in xiisadda milateri ee u dhexeysa Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ay yeelan karto cawaaqib halis ah oo saameyn ku yeelan karta amniga caalamka.

Sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Qatar (QNA), digniintan ayaa timid kadib wadahadal taleefan oo dhex maray labada hoggaamiye maalintii Sabtida, kaas oo diiradda lagu saaray colaadda sii xoogeysaneysa ee ka taagan Bariga Dhexe.

Amiirka Qatar ayaa sheegay in sii socoshada is-mari-waaga milateri ay khatar ku tahay nabadda gobolka iyo tan caalamka, isagoo ku baaqay in dib loo soo nooleeyo dadaallada diblomaasiyadeed si looga hortago in xaaladdu kasii darto.

Sheekh Tamiim ayaa sidoo kale caddeeyay in Qatar ay diyaar u tahay inay difaacdo madax-bannaanideeda iyo amnigeeda, xilli dalkaasi uu martigeliyo saldhigga milateri ee ugu weyn ee Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe oo ku yaalla Al-Udeid.

Dhanka kale, wararka ayaa sheegaya in Iiraan ay maalmihii lasoo dhaafay weerarro ku qaaday xarumo milateri iyo nidaamyo raadaar oo ku yaalla gobolka, waxaana mid ka mid ah weerarrada uu saameeyay nidaam raadaar oo ku yaalla saldhigga Al-Udeid ee Qatar.

Colaadda u dhexeysa Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa haatan gashay maalinteedii 10-aad, iyadoo weli la dareemayo cabsi ku aaddan in dagaalku uu kusii fido dalal kale oo gobolka ah.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

Shirkii wadatashiga ee Xasan Sheekh oo dib u dhac ku yimid

3 hours ago
Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

Imaaraadka oo la sheegay inuu Turkiga ka codsaday

4 hours ago
Uganda oo beenisay warar sheegayay in askartiisa lagu dilay Somaaliya

Uganda oo beenisay warar sheegayay in askartiisa lagu dilay Somaaliya

4 hours ago
Trump oo sheegay in Sacuudiga uu “kala daadanayo,” kana codsaday

Trump oo sheegay in Sacuudiga uu “kala daadanayo,” kana codsaday

4 hours ago
Soomaaliya oo 2-0 ku lumisay ciyaartii Ghana ee isreebreebka Koobka Qaramada Afrika 2027

Soomaaliya oo 2-0 ku lumisay ciyaartii Ghana ee isreebreebka Koobka Qaramada Afrika 2027

22 hours ago
Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

22 hours ago
Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

22 hours ago
Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

23 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.