• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, May 15, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Lafta-gareen oo ka horyimid doorashada Koonfur Galbeed kana digay dhaq-dhaqaaqa DF

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 hours ago
Reading Time: 2 mins read
Lafta-gareen oo ka horyimid doorashada Koonfur Galbeed kana digay dhaq-dhaqaaqa DF

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

1 hour ago
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir dhaqameed ka dhacay Ruushka

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir dhaqameed ka dhacay Ruushka

18 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, isaga oo ku tilmaamay kuwo aan sharciyad lahayn oo baal marsan dastuurka iyo nidaamka federaalka dalka.

Lafta-gareen ayaa sheegay in Koonfur Galbeed ay leedahay hay’ado dowladeed oo sharci ah, isla markaana uu jiro madaxweyne si dastuur ah loo doortay, sidaas darteedna aan loo baahnayn hannaan kale oo uu ku tilmaamay mid lagu carqaladeynayo maamulka jira.

Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in cid kasta oo isku dayaysa inay qabato doorasho ama ay dhisto maamul cusub ay ku xadgudbeyso nidaamka federaalka, midnimada shacabka iyo xasilloonida siyaasadeed ee Soomaaliya.

Sidoo kale, wuxuu eedeyn culus u jeediyay ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan deegaanada maamulkaas, isaga oo sheegay in shacabka rayidka ah ay kala kulmayaan cabsi iyo xadgudubyo sharci darro ah.

Lafta-gareen ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka inay ka feejignaadaan waxa uu ku tilmaamay olole marin habaabin ah oo lagu qaldayo bulshada, wuxuuna ku adkeystay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo hay’adaha rasmiga ah ee Koonfur Galbeed.

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacay 13 degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay ahaayeen kuwo si nabad ah ku qabsoomay, isla markaana ay shacabka si weyn uga qeyb qaateen.

Doorashadaasi ayaa lagu doortay goleyaasha deegaanka iyo baarlamaanka maamulka, iyadoo guddiga doorashooyinka uu shaaciyay in xisbiga JSP uu helay kuraasta ugu badan ee golaha wakiilada.

Khilaafka ka dhashay doorashada Koonfur Galbeed ayaa kusoo aadaya xilli dalka uu wajahayo muran siyaasadeed oo la xiriira hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka, arrimahaas oo ay si weyn isugu hayaan dowladda federaalka iyo mucaaradka.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhsomaliawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir dhaqameed ka dhacay Ruushka

Next Post

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

Related Posts

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Warar laga helayo ilo siyaasadeed oo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka Soomaaliya ay wadaan...

Saraakiil sar sare oo lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo

Saraakiil sar sare oo lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada doorashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada doorashada Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka...

Wadahadallada DF iyo Golaha Mustaqbalka oo galay maalintii labaad, Maxaa ka cusub?

Wadahadallada DF iyo Golaha Mustaqbalka oo galay maalintii labaad, Maxaa ka cusub?

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Waxaa maalintii labaad galay wada hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo...

Imaaraadka oo beeniyay in Netanyahu si qarsoodi ah ku tegay Imaaradka Carabta

Imaaraadka oo beeniyay in Netanyahu si qarsoodi ah ku tegay Imaaradka Carabta

by Amin Cali Abdi
21 hours ago

Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegaya in Ra’iisul...

Kumaandooska Danab oo soo badbaadiyey 9 qof oo u afduubnaa Al-Shabaab+sawiro

Kumaandooska Danab oo soo badbaadiyey 9 qof oo u afduubnaa Al-Shabaab+sawiro

by Amin Cali Abdi
24 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Gamboole ee...

Load More
Next Post
Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

Mucaaradka oo dalbaday isbeddel lagu sameeyo xilka ra’iisul wasaaraha

Recommended

Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem

Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem

2 months ago
Xaafadda

Dagaal ka dhacay Garoonka xaafadda Horseed ee degmada Hodan

9 months ago
Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?

Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?

8 months ago
madaxweynaha cusub

Firdhiye oo loo doortay madaxweynaha cusub eeWaqooyi Bari

9 months ago
Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

3 days ago
Madaxweyne Deni

Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada iyo Dambiyada Culus ee Puntland

7 months ago
Maamul goboleedka Puntland

Puntland oo Markale qaaday talaabo kadhan ah DF, Maxay tahay?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.