Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida
Wararka24: Hay’adda Ammaanka Badaha ee Boqortooyada Ingiriiska ee UKMTO ayaa ka digtay kororka weerarrada iyo afduubyada ay geysanayaan burcad-badeedda Soomaalida, ...


























