Daawo: Ra’iisul Wasaara Xamza oo difaacay qorshaha dowladda ee Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa difaacay qorshaha Dowladda Federaalka ee ka socda deegaannada Puntland, isaga oo sheegay in ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa difaacay qorshaha Dowladda Federaalka ee ka socda deegaannada Puntland, isaga oo sheegay in ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Boqortooyada Sacuudi Carabiya kadib shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Ras Tanura, ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa saaka jaam ku galay isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, kadib ...
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, iyadoo sheegtay ...
Wararka24: Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay deegaanka Dhaashow ee hoostaga magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, kadib ...
Wararka24: Diyaarad ay saarnaayeen koox ciyaartooyda barafka ku dul cararta ayaa maanta ku burburtay bariga dalka Faransiiska, waxaana ku dhintay ...
Wararka24: Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka ayaa muujisay walaac isa soo taraya kadib go’aan ay 25-kii Juun gaartay Maxkamadda ...
Wararka24: Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in dadka aan ka tirsanayn ciidamada amniga ay xirtaan ...
Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu Maraykanku ku ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore ee Hay’adda ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si ay ...
Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani’aadannimada ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo lagu bartilmaameedsaday ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ku biirtay 15 heshiis, baratakool iyo lifaaqyo sharciyeed oo caalami ah oo ...
Wararka24: Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa gaaray dalka Kuwait, halkaas oo uu dhexdhexaadin doono kulan muhiim ah ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ee uu uga ...
Wararka24: Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo siyaasiyiin dhaliilsan maamulka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sii xoogeystay, iyadoo lagu kala aragti ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland inay si taxaddar leh u daraaseyso isbeddellada ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si weyn uga soo kabatay dhibaatooyinkii ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in Israa'iil iyo Denmark ay yihiin labada dal ee keliya ee ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.