• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Ciyaaraha

Xulka Soomaaliya oo u safray Mozambique kulanka isreeb reebka AFCON

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Xulka Soomaaliya oo u safray Mozambique kulanka isreeb reebka AFCON
Share

Wararka24: Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda caasimadda Mozambique ee Maputo.

Safarka xulka ayaa qeyb ka ah diyaar garowga kulanka ay la ciyaari doonaan dhigooda Mauritius, kaas oo ka tirsan wareegyada hordhaca ah ee isreeb reebka tartanka AFCON 2027.

Ciyaartan oo la qorsheeyay inay dhacdo 27-ka bishan ayaa muhiim u ah rajada Soomaaliya ee u soo bixista tartanka Qaramada Afrika, iyadoo ciyaartoydu ay muujiyeen kalsooni iyo diyaar garow wanaagsan.

Xiddigaha Ocean Stars ee safarka galay ayaa laga soo xulay gudaha dalka, waxaana la filayaa inay halkaas kula midoobaan ciyaartoyda ka imaaneysa dibadda.

Tababaraha xulka Yuusuf Cali Nuur ayaa horey u shaaciyay liiska ciyaartoyda, isagoo ku booriyay inay muujiyaan dadaal iyo isku duubni si ay u gaaraan natiijo wanaagsan.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.