Dagaal ka dhacay Baydhabo oo sababay khasaare kala duwan
Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo la sheegay inuu dhex maray ...
Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo la sheegay inuu dhex maray ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo lagu bartilmaameedsaday Kuwait, iyadoo muujisay taageeradeeda ...
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salad, ayaa xalay kulan kula yeeshay hoygiisa madaxweynihii hore ...
Wararka24: Sheekh Maxamed Cali Kaariye ayaa maanta si adag uga hadlay doodda ka dhalatay arrinta la xiriirta Qudus iyo xiriirka ...
Turkiga ayaa sheegtay in dalal badan oo Afrikaan ah ay doonayaan inay la yeeshaan xiriir u eg midka ay Ankara ...
Wararka24: Al-Shabaab ayaa si kulul u weerartay dowladaha Mareykanka iyo Turkiga, iyadoo ku eedeysay inay door militari iyo mid siyaasadeed ...
Wararka24: Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal ka ...
Wararka24: Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo lagu joojinayo qorshe kasta oo la ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay bulshada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota iyo xildhibaanad ...
Wararka24: Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa la sheegay inuu soo kala dhex-galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha Hay’adda ...
Wararka24: Maxkamada federaalka Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay Shamso Axmed Xasan oo 55 jir ah iyo Xanaan Mursal Yuusuf oo ...
Wararka24: Xaaladda guud ee deegaannada Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay tahay mid deggan, kadib warar saacadihii lasoo dhaafay la ...
Wararka24: Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ugu baaqay dadka reer miyiga ah ee ku ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku hanjabay in uu “dhulka la simi doono” dalka Oman haddii uu kala ...
Wararka24: Qarax culus oo miino ahaa ayaa maanta lala beegsaday ciidamo ka tirsan ciidanka Kenya meel u dhow xadka ay ...
Wararka24: Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Cali Wajiis) oo kamid ah Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ...
Wararka24: Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu kasoo kabanayo tobannaan sano oo amni darro iyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa farriin culus u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Djibouti, isaga oo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay magaalada Kismayo kadib salaaddii Ciidda si ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.