• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Booliska oo gubay dawooyin maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho + video

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 3 mins read
Booliska oo gubay dawooyin maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho + video
Share

Wararka24: Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado oo hore loogu qabtay dekedda Muqdisho, kadib amar ka soo baxay maxkamad awood u leh oo faraysay in si fagaare ah loo burburiyo.

Dawooyinkan ayaa lagu gubay goob ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil ka tirsan ciidamada ammaanka iyo mas’uuliyiin kale, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid looga hortagayo khatarta ay ku hayeen bulshada.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qiimaha dawooyinka la burburiyay uu gaarayo ku dhowaad 20 kun oo doollar, isagoo xusay in dawooyinkan si khaldan looga faa’iidaysan jiray, kana baxsaneyd ujeeddooyinkooda caafimaad.

Wuxuu tilmaamay in isticmaalka dawooyinkan uu sababi karo dhibaatooyin caafimaad iyo kuwo nafsiyeed, isla markaana uu saameyn ku yeelan karo amniga iyo badqabka bulshada.

Dawooyinka la gubay waxaa ka mid ahaa kaniiniyada Pregabalin oo sidoo kale loo yaqaan “bilibili” iyo Tramadol, kuwaas oo loo isticmaalo daaweynta xanuunno gaar ah, balse mararka qaar si qaldan loogu adeegsado ujeeddooyin maandooriye.

Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe kordhiyay howl-gallada lagu qabto dawooyinka iyo walxaha maandooriyaha loo adeegsado, kuwaas oo inta badan dalka ka soo gala dekedaha iyo marinno kale oo ganacsi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto dadaallada lagu xakameynayo maandooriyaha iyo waxyaabaha khatarta ku ah caafimaadka bulshada, iyadoo lagu baaqay in la xoojiyo wada-shaqeynta u dhexeysa hay’adaha dowladda iyo shacabka si looga hortago faafitaanka dawooyinka si khaldan loo isticmaalo.


Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.