• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala
Share

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hada ka guuray aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo uu ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay xilli ay taagneyd xiisad siyaasadeed iyo mid amni.

Wararka ayaa tilmaamaya in Sheekh Shariif uu dib ugu laabanayo gurigiisa ku yaalla agagaarka Aden Adde International Airport, kadib wada-hadallo iyo dadaallo dhex-dhexaadin ah oo socday sacadihii lasodafay, Kadib kulan daxmaray Taliye Shuute, Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Ibraahim iyo Madaxweynihi hore Sheek Shariif.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in madaxweynihii hore uu weli ku adkeysanayo in aan laga qaadin ilaaladiisa gaarka ah, isaga oo doonaya in la xaqiijiyo amnigiisa inta lagu guda jiro xalinta khilaafka taagan.

Go’aankan ayaa kusoo aadaya xilli xaaladda guud ee Muqdisho ay maanta u muuqato mid ka deggan sidii ay ahayd maalmihii lasoo dhaafay, kuwaas oo lagu arkay dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo iska-horimaadyo sababay walaac amni.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dadaallada ay wadeen odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo dhinacyo kale oo dhexdhexaadin ah ay qayb ka qaateen in la gaaro is-afgarad hordhac ah oo yareya xiisadda.

Sidoo kale, waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho ay ka billowdaan kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka, dastuurka iyo khilaafaadka jira, iyadoo Turkiga lagu soo warramayo inay taageero ka geysaneyso dadaallada wada-hadalka.

Inkasta oo xaaladdu hadda u muuqato mid deggan, haddana dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ayaa weli wajahaya caqabado la xiriira sidii loo gaari lahaa heshiis siyaasadeed oo waara oo lagu xalliyo murannada taagan.


Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.