• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Sacuudiga kadib shil diyaaradeed

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Sacuudiga kadib shil diyaaradeed
Share

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Boqortooyada Sacuudi Carabiya kadib shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Ras Tanura, kaas oo ay ku burburtay diyaarad qumaatiga u kacda oo ay leedahay shirkadda Saudi Aramco.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka murugootay dhimashada 14 muwaadiniin Sacuudiyaan ah oo ku geeriyooday shilkaasi.

“Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaddib shilkii naxdinta lahaa ee diyaaradda qumaatiga u kaca ee shirkadda Saudi Aramco ee ka dhacay Gobolka Ras Tanura,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si buuxda ula garab taagan tahay Sacuudiga xilligan adag, iyadoo Alle uga bariday dadkii ku dhintay shilka inuu naxariistiisa siiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelladooda iyo shacabka Sacuudiga.

Wasaaraddu waxay sidoo kale dib u xaqiijisay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, iyadoo xustay in labada dal ay leeyihiin xiriir diblomaasiyadeed oo qoto dheer.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kamid ah waddamada Carbeed ee taageerada kala duwan siiya Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, gargaarka bani’aadannimada iyo iskaashiga dhaqaalaha.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.