Qaramada Midoobay oo ka hadashay fashilka wada-hadalladii Xasan iyo mucaaradka
Wararka24: Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay fashilka ku yimid wada-hadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas ...
Wararka24: Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay fashilka ku yimid wada-hadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas ...
Wararka24: Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa weli wajahaya dhibaatooyin la xiriira helitaanka kaarka Aqoonsiga Qaranka, inkasta oo Hay’adda Aqoonsiga ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda federaalka uu si rasmi ah ku ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Soomaaliya ay gashay marxalad ...
Wararka24: Hay’adda Nabad sugidda ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ay si wadajir ah ula fuliyeen saaxiibada caalamiga ...
Wararka24: Dab xooggan ayaa xalay ka kacay qayb kamid ah Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare hantiyeed ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta dhexe ee Wasaaradda ...
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Dowladda Ruushka ayaa maanta Soomaaliya ku wareejisay deeq gargaar bani’aadannimo ah oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax xusuuseed dhigay taallada dhallinyaradii halgamayaasha ahaa ee SYL, munaasabad ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xil cusub u magacaabay Ibraahim Aadan Ibraahim oo loo yaqaano Nadaara, kaas ...
Wararka24: Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa soo bandhigtay qorshe diblomaasiyadeed oo lagu doonayo heshiis dhexmara Iran iyo dalalka Bariga Dhexe, xilli ...
Wararka24: Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa uga digay dhiggiisa Mareykanka, Donald Trump in faragelin lagu sameeyo arrinta Taiwan uu horseedi ...
Wararka24: Warar laga helayo ilo siyaasadeed oo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka Soomaaliya ay wadaan qorshe ay ...
Wararka24: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, isaga oo ...
Wararka24: Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaas ...
Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee ka ...
Wararka24: Waxaa maalintii labaad galay wada hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka socda ...
Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Gamboole ee gobolka Shabeellaha ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.