Taliyaha cusub ee ciidanka Uganda ee xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada Xalane
Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee cutubka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee ...
Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee cutubka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee ...
Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo qorsheysan oo ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu fashiliyay ...
Wararka24: 1-02-2026 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sii wada dadaalladiisa ku aaddan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, xilli ...
Wararka24: 1-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag uga hadlay aqoonsigii ay Israa’iil siisay Somaliland, isagoo ku ...
Wararka24: 1-02-2026 Xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto degmada Buurhakaba ayaa eedeymo u jeediyay ciidamada Itoobiya ...
Wararka24: 28-02-2026 Falcelin xooggan ayaa ka dhalatay dagaalka maanta ka qarxay Bariga Dhexe, kaddib markii Mareykanka iyo Israa’iil ay weerar ...
Wararka24: 28-02-2026 Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay dalalka Imaaraadka Carabta, Qatar iyo Baxreyn, waxyar kadib weerarro lagu qaaday Tehran oo ...
Wararka24: 28-02-2026 Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland 26-kii Diseembar 2025 uu ...
Wararka24: 28-02-2026 Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan suurtagalnimada wada-hadal dambe oo lala yeesho Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Wararka24: 28-02-2026 Taliska ugu sarreeya Ciidamada Difaaca Shacabka Uganda (UPDF) ayaa la sheegay inuu qorsheynayo in ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya ...
Wararka24: 28-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa dhaliil u jeediyay duqeymaha cirka ee Mareykanku ka fuliyo gudaha Soomaaliya, ...
Wararka24: 27-02-2026 Diyaaradaha dagaalka ee Pakistan ayaa duqeymo ka fuliyay bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Afghanistan, iyadoo weerarro cirka iyo dhulka ...
Wararka24: 27-02-2026 Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay inay si buuxda daacad ugu tahay Mareykanka, ...
Wararka24: 27-02-2026 Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ugu baaqay shacabka inay ilaashadaan midnimada iyo wadajirka, xilli uu sheegay ...
Wararka24: 27-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in taageerada milateri ee Turkiga ay wax ka beddeshay jihada hawlgallada ka dhanka ...
Wararka24: 27-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegayay in xoojinta taageerada milateri ee Turkiga iyo ...
Wararka24: 26-02-2026 Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku shaaciyay qoraal uu ku daabacay bartiisa Truth Social go’aan uu ku beegsanayo ...
Wararka24: 26-02-2026 Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Muqdisho ayaa waday kulamo uu la yeeshay xubno ka tirsan ...
Wararka24: 26-02-2026 Warbixino sirdoon iyo xog la helay ayaa muujinaya in Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ay galeen heshiis iskaashi oo ...
Wararka24: 26-02-2026 Xafiiska Madaxweynaha Turkiga ayaa faahfaahin ka bixiyay mashruuc weyn oo Ankara ka fulinayso Soomaaliya, kaas oo la xiriira ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.