Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro

Waxaa maanta si rasmi ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed uga bilowday doorashooyin qof iyo cod ah, kuwaas oo lagu soo dooranayo goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada maamulkaas. Doorashadan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo dhinaca dimuqraadiyadda ah,…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 10, 2026, 8:03 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Doorashooyin qof iyo cod ah oo Koonfur Galbeed si sax ah uga hiirgali+sawiro
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Waxaa maanta si rasmi ah deegaannada maamulka Koonfur Galbeed uga bilowday doorashooyin qof iyo cod ah, kuwaas oo lagu soo dooranayo goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada maamulkaas. Doorashadan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo dhinaca dimuqraadiyadda ah, maadaama ay shacabka si toos ah codkooda u dhiibanayaan.

Doorashooyinka ayaa ka socda 13 degmo oo ku kala yaalla gobollada Shabeellaha Hoose, Baay iyo Bakool. Dadweyne badan ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay si loo xaqiijiyo habsami u socodka doorashada.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa kamid ahaa masuuliyiinta codkooda dhiibtay, isagoo sidoo kale ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxtinimada Koonfur Galbeed. Ka qeybgalka masuuliyiinta sare ayaa sare u qaaday xiisaha doorashada.

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in tartanka golaha wakiillada ay ku loolamayaan 15 urur siyaasadeed oo si rasmi ah isu diiwaangeliyay. Waxaa sidoo kale tartankaas u taagan 394 musharrax oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo doonaya inay qayb ka noqdaan baarlamaanka cusub ee maamulka.

Dhanka golayaasha deegaanka, 18 urur siyaasadeed ayaa ku tartamaya kuraasta la dooranayo, iyadoo ay isu sharraxeen 1,297 musharrax oo intooda badan ah dhalinyaro iyo haween. Tani waxay muujineysaa kororka ka qeybgalka bulshada ee nidaamka siyaasadeed.

Doorashooyinkan ayaa loo arkaa kuwo taariikhi ah, maadaama shacabka Koonfur Galbeed ay si toos ah codkooda u dhiibanayaan markii ugu horreysay muddo ka badan konton sano. Waxay kusoo aadayaan xilli siyaasadda Soomaaliya ay wajahaysay xaalado xasaasi ah iyo khilaafyo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

Ku xigeenka Taliyaha Booliska oo ka digay khatarta bixitaanka ciidamada Uganda

21 hours ago
Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

Boosaaso oo loo adeegsaday marin calooshood u shaqeystayaal Suudaan

22 hours ago
Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

Ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka oo lagu soo bandhigay Galmudug

23 hours ago
Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

Sanbaloolshe oo dhulka uga soo gudbay Feerfeer kuna tegay magaalada Beledweyne

2 days ago
Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

Israa’iil oo ka jawaabtay hadalkii JD Vance ee ku saabsanaa xiriirka Mareykanka

2 days ago
Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

Xasan Sheekh: Khilaafkeenna siyaasadeed shisheeye lama dhex geli karo

2 days ago
Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

Xiisadda Suudaan iyo Itoobiya oo sii xoogeysatay kadib tallaabooyin aargoosi ah

2 days ago
Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

Soomaaliya oo ka digtay in dagaallada Itoobiya….

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.