• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xisbiga Xasan Sheekh oo shaaciyay musharraxooda Koonfur Galbeed

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xisbiga Xasan Sheekh oo shaaciyay musharraxooda Koonfur Galbeed
Share

Wararka24: Xisbiga Xasan Sheekh Maxamud ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah u shaaciyay musharraxa uu u taageerayo doorashada madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo loo xushay Sheekh Aadan Madoobe.

Go’aanka xisbiga ayaa yimid kadib wada-tashi gudaha ah, iyadoo Sheekh Aadan Madoobe laga hormariyay musharraxiin kale oo ka tirsanaa isla xisbiga, kuwaas oo la sheegay inay tartanka uga hareen heshiisyo siyaasadeed iyo ballanqaadyo xilal ah.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Yusuf Ali Xosh ayaa munaasabad lagu shaacinayay musharraxnimada ka sheegay in shacabka Koonfur Galbeed ay taageeraan Sheekh Aadan Madoobe, isaga oo ku tilmaamay shaqsi ku habboon hoggaanka maamulka.

Villa Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe si weyn ugu lug lahayd diyaarinta doorashada Koonfur Galbeed, iyadoo dadaal xooggan lagu bixiyay sidii hoggaanka maamulkaasi loogu dooran lahaa shaqsi ay dowladda federaalka si dhow ula shaqeyn karto.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa hadda loo arkaa musharraxa ugu cadcad tartanka, maadaama uu haysto taageerada dowladda dhexe iyo qeyb ka mid ah siyaasiyiinta saameynta ku leh deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Dhanka kale, siyaasiyiin iyo xubno mucaarad ah ayaa walaac ka muujiyay habka loo wajahayo doorashadan, iyagoo sheegay in tartanka uu u muuqdo mid aan si buuxda u furneyn, xilli magaalada Baidoa ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.