• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaalida Minnesota oo ka cabsi qaba howlgalada socdaalka ee ICE

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Soomaalida Minnesota oo ka cabsi qaba howlgalada socdaalka ee ICE

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

17 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

2 days ago
Load More
Share

Wararka24: Bulshada Soomaalida ee ku nool gobolka Minnesota ayaa weli wajahaya cabsi iyo walaac la xiriira howlgalada socdaalka ee ay fuliyaan saraakiisha dowladda Maraykanka. Inkastoo la sheegay in la dhimay howlgaladii waaweynaa ee hore uga socday gobolkaasi, haddana dad badan ayaa sheegay in xaalad cabsi iyo  hubanti la’aan ay wali taagan tahay.

Howlgalada ay wadaan ciidamada socdaalka ee ICE ayaa si gaar ah looga dareemay magaalada Minneapolis, halkaas oo ay ku nool yihiin Soomaali badan. Dadka deegaanka qaarkood ayaa sheegay in wali ay jiraan baaritaanno iyo qabqabashooyin lagu sameynayo guryaha iyo goobaha shaqada.

 Cabdi oo ah wiil Soomaali ah oo 23 jir ah, magaciisana loo beddelay sababo amni awgood ayaa sheegay inuu ku nool yahay xaalad cabsi leh. Wuxuu sheegay inuusan hal meel ku nagaan muddo dheer, isla markaana uu ka baqayo in saraakiisha socdaalka ay mar kasta u yimaadaan.

Cabdi ayaa sidoo kale sheegay in qaar kamid ah saaxiibbadiis la xiray inkastoo ay haysteen TPS, oo ah sharci ku meel gaar ah oo u oggolaanaya dadka kasoo jeeda dalalka colaadaha ka jiraan inay si sharci ah ugu noolaadaan una shaqeeyaan Maraykanka. Dowladda Maraykanka ayaa hore u dooneysay inay joojiso TPS-ka Soomaalida, balse maxkamad federaal ah ayaa si ku meel gaar ah u hakisay qorshahaasi.

Maamulka Donald Trump ayaa hore ugu dooday in xaaladda amni ee Soomaaliya ay reysaneyso, taas oo sabab looga dhigay qorshaha lagu joojinayay TPS-ka. Arrintaasi ayaa walaac xooggan ku abuurtay Soomaalida ku nool gudaha Maraykanka.

Qiyaastii 260,000 oo qof oo asal ahaan Soomaali ah ayaa ku nool Maraykanka, iyadoo intooda badan ay halkaasi tageen kadib burburkii dowladdii Soomaaliya sanadkii 1991. Dad badan ayaa weli ka baqaya masaafurin ama xarig la xiriira xaaladdooda socdaal.

Cabdi ayaa sheegay in inkastoo uu hadda si sharci ah ugu nool yahay Maraykanka, haddana aanu diyaar u ahayn inuu dib ugu laabto Soomaaliya, isagoo xusay cabsi amni iyo xaaladaha adag ee dalka ka jira.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan SheekhWararka maantawararka mantawararka somalia
Previous Post

Maraykanka oo la labanaya baasaboorrada waalidiinta lagu leeyahay lacagaha masruufka caruurtooda

Next Post

Xog: Kulamo xasaasi ah oo ka socda magaalada Dhuusamareeb

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
17 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
5 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Xog: Kulamo xasaasi ah oo ka socda magaalada Dhuusamareeb

Xog: Kulamo xasaasi ah oo ka socda magaalada Dhuusamareeb

Mareykanka oo dhex-dhexaadin ka wada dowladda iyo mucaaradka

Mareykanka oo dhex-dhexaadin ka wada dowladda iyo mucaaradka

DAAWO: Banaanbax looga soo horjeedo mucaaradka oo Muqdisho ka socda

DAAWO: Banaanbax looga soo horjeedo mucaaradka oo Muqdisho ka socda

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

6 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.