• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan
Share

Wararka24: 10-02-2026 Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay inuu dacwad caalami ah ka gudbiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirta maamulka hawada ee dalka.

Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarada Somaliland Fu’aad Axmed Nuux ayaa sheegay in dacwadda loo gudbiyay hay’adda duulista hawada ee Qaramada Midoobay, iyadoo ujeedadu tahay in Somaliland ay si madax-bannaan u maamusho hawadeeda.

Wasiirka ayaa ku dooday in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan si toos ah u maamulin hawada Somaliland, isla markaana aysan awood u lahayn inay bixiso adeegyada la xiriira maareynta hawada iyo garoomada diyaaradaha ee Hargeysa iyo Berbera.

“Soomaaliya ayaannu dacweynaynaa, waayo waxay sheeganaysaa in ay hawada Somaliland maamusho, mana maamusho, mana joogto, amarkeeduna kama shaqeeyo,” ayuu yiri wasiirka oo wareysi siiyay telefishinka MMTV.

Wasiir Fu’aad ayaa sidoo kale sheegay in Somaliland ay doonayso in hawadeeda lagu dhaqo xeerarka dalalka qayb ahaan la aqoonsaday sida Kosovo iyo Taiwan, kuwaas oo loo oggolaaday inay si madax-bannaan u maamulaan hawadooda.

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in nidaamka e-Visa ee ay hirgelisay uu yahay mid lagu xoojinayo la socodka dadka soo galaya dalka iyo kor u qaadista amniga.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.