Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed
Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay ...
Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay ...
Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka ...
Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta ...
Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka Bari, halkaas ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha gudaha Somaliland, ...
Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya Tartanka Caalamiga ...
Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ee Muqdisho ku qaabilay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, General Sam ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si buuxda ula wareegay xaruntii iyo taliskii ugu dambeeyay ee ciidamada PSF ee magaalada ...
Wararka24: Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay duleedka waqooyi-bari ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka ...
Wararka24: Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii hore uu dagaal ka qarxay bariga magaalada Gaalkacyo, kaas ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa weli taagan, iyadoo Iiraan ay u muuqato inay xoojisay mowqifkeeda kaddib markii ...
Wararka24: Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay kordhiso ciidamada ammaanka ee ka howlgala deegaannada ku teedsan xadka ay la wadaagto Soomaaliya, ...
Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay jadwalka iyo shuruudaha ...
Wararka24: Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Dowlad-goboleedka Galmudug ee ...
Wararka24: Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay inay beesha caalamka ka codsadeen in Soomaaliya dib loogu celiyo marxalad ku-meel-gaar ...
Wararka24: Ugu yaraan siddeed askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay gobolka Bari, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuca daabacaadda iyo hirgelinta lacagta cusub ee Shilin Soomaaliga uu marayo marxalad gabagabo ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Dowlad-goboleedka Galmudug inuu dowladda Federaalka Soomaaliya kala shaqeynayo joogitaanka maleeshiyaad iyo saanad ciidan oo, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Barnaamijka Goboleedka La-dagaallanka Tahriibinta (RCSP), oo ah qorshe soconaya muddo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.