Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo Ku Dhowaad 150 Maleeshiyaad ah oo Isu Soo Dhiibay Dowladda
Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ibraahim Kalaay, oo ay ku tilmaantay guddoomiyihii hore ee deegaanka ...


























