• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Doorashada Galmudug oo dib Loo dhigay, guddiga doorashooyinka oo soo saaray jadwal cusub

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Doorashada Galmudug oo dib Loo dhigay, guddiga doorashooyinka oo soo saaray jadwal cusub
Share

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-goboleedka Galmudug, iyadoo la soo saaray jadwal cusub oo lagu qabanayo doorashada.

War-saxaafadeed uu guddigu soo saaray ayaa lagu sheegay in go’aanka dib-u-dhigista la gaaray kaddib markii la qiimeeyay heerka diyaar-garowga howlaha doorashada, isla markaana la tixgeliyay codsiyo ay soo gudbiyeen ururrada siyaasadda oo dalbaday waqti dheeraad ah si ay u dhammaystiraan diyaar-garowgooda.

Sida jadwalka cusub, qabashada codsiyada musharraxiinta ayaa sii socon doonta illaa 25-ka Luulyo 2026, halka doorashada loo asteeyay inay qabsoonto 30-ka Luulyo 2026.

Guddigu wuxuu ugu baaqay dhammaan ururrada siyaasadda, musharraxiinta iyo dhinacyada kale ee ku lug leh geeddi-socodka doorashada inay ka faa’iideystaan muddada dheeriga ah si loo xaqiijiyo doorasho u dhacda si xor, xalaal ah oo waafaqsan sharciga.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in guddigu sii wadi doono wada-shaqeynta uu la leeyahay dhammaan daneeyayaasha si loo dhammaystiro diyaar-garowga lagama maarmaanka ah loona xaqiijiyo qabsoomidda doorashada Galmudug sida ku cad jadwalka cusub.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.