Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay 35 urur siyaasadeed oo ku tartami doona doorashooyinka Galmudug

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska 35 urur siyaasadeed ee loo oggolaaday inay ka qayb galaan doorashooyinka isku sidkan ee Dowlad-goboleedka Galmudug, kuwaas oo qayb ka ah hirgelinta nidaamka doorashada…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
July 8, 2026, 5:24 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay 35 urur siyaasadeed oo ku tartami doona doorashooyinka Galmudug
Share

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska 35 urur siyaasadeed ee loo oggolaaday inay ka qayb galaan doorashooyinka isku sidkan ee Dowlad-goboleedka Galmudug, kuwaas oo qayb ka ah hirgelinta nidaamka doorashada qof iyo cod ee dalka.

Guddiga ayaa sheegay in ururradan ay ku tartami doonaan doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo heerarka kale ee qorshuhu yahay in laga qabto Galmudug. Tallaabadan ayaa daba socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo diyaarinta goobaha codbixinta oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday deegaannada maamulkaas.

Sida uu guddigu sheegay, shaacinta liiska ururrada siyaasadeed waxay qayb ka tahay dadaallada lagu dardargelinayo geeddi-socodka doorashooyinka, iyadoo dowladda federaalku ku tilmaantay qorshahan tallaabo muhiim u ah u gudbidda nidaamka doorashada qof iyo cod. Si kastaba ha ahaatee, hannaankan ayaa weli wajahaya dood siyaasadeed iyo aragtiyo kala duwan oo ay qabaan qaar ka mid ah saamileyda siyaasadda Soomaaliya.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ugu baaqay ururrada siyaasadeed, musharraxiinta iyo shacabka Galmudug inay si dhow ula shaqeeyaan guddiga, isla markaana u hoggaansamaan shuruucda iyo habraacyada doorashada si loo xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, nabdoon isla markaana loo dhan yahay.

Liiska ururrada loo oggolaaday ka qaybgalka doorashooyinka aya warsaxaafadeedka ku xusan:

Doorashooyinka Galmudug ayaa si dhow isha loogu hayaa, maadaama ay ka mid yihiin wejiyada ugu horreeya ee lagu tijaabinayo hirgelinta nidaamka doorashada qof iyo cod. Natiijada iyo habsami u socodka geeddi-socodkan ayaa la filayaa inay saameyn ku yeeshaan qorshayaasha doorasho ee laga hirgelinayo maamullada kale ee dalka iyo jihada isbeddelka nidaamka doorashooyinka Soomaaliya.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

22 hours ago
Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

23 hours ago
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

2 days ago
Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

3 days ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

3 days ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

4 days ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

4 days ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

5 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.