Waxa manta La adkeeyay Helista Muwaadannimada British-ka
Wararka24: Dowladda Britain ayaa Arbacadan sheegtay inay adkeynayso sharciyada socdaalka, si loo xaddido helista muwaadannimada British-ka ee muhaajiriinta sharci-darro ah. Tallaabadaan ayaa ...











