• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
DG Puntland oo sheegtay

General Faadhigo

Share

Wararka24, DG Puntland oo sheegtay in ay dileen in ka Badan 70 Nin oo ka tirsan maleeshiyada Daacish, ka dib dagaal culus oo ay ciidamadeeda ku laayeen Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Dagaalka ayaa ka dhacay fariisimihii ay Ciidanka Puntland dhawaan ka sameysteen deegaanada u dhexeeya Haraaryo iyo Qurac, iyo sidoo kale jiidda Tog-jaceyl ee bartamaha Buuraleyda Calmiskaad. Weerarkii Daacish ayaa ku bilowday qaraxyo ay mootooyin iyo baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa ku fuliyeen, ka dibna uu raacay dagaal toos ah oo labada dhinacba khasaaro weyn ku noqotay.

Afhayeenka Ciidanka Puntland, General Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo), ayaa sheegay in ciidamadu ay guulo weyn ka soo hooyeen dagaalka oo (DG puntland oo sheegtay in ay dileen in ka Badan 70 Nin,

iyagoo sheegay in la dilay in ka badan 70 nin oo Daacish ah. General Faadhigo ayaa sidoo kale xaqiijiyay in ciidamada Puntland ay dagaalka ku laayeen 27 askari, halka 46 kalena ay ku dhaawacmeen.

Waxaan halkan uga tacsiyaynaya ciidamada geesiyaasha ah ee dalkooda iyo diintooda difaacaya, oo argagixisada Daacish u gaysteen,” ayuu yiri General Faadhigo. “Ilaahay ha u naxariisto wixii dhintay, wixii dhaawacmayna ha u booga-dhayo.

DG Puntland oo sheegtay
General Faadhigo

General Faadhigo ayaa intaasi ku daray in ciidanku ay sii wadi doonaan hawlgalkooda, iyagoo ku adkaysanaya inay qabaan ninka ugu dambeeya ee Daacish. “Sida uu amarku ahaa ayay waajibaadka u gudanayaan,” ayuu yiri.

Dagaalkan ayaa noqonaya midkii ugu khasaaraha badnaa ee maalin qura dhex mara labada dhinac, tan iyo markii ciidamadu bilaabeen hawlgalka ciribtirka Daacish 42 cisho ka hor.

  • Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    ShareWararka: Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Abbas Araghchi ayaa sheegay in xal lagu gaaro wadahadal uu yahay jidka lagu soo afjari karo khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington, kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu diiday soo-jeedin ku saabsan dib u furidda Marinka Hormuz. Trump ayaa Sabtidii sheegay in uusan aqbalin qorshaha Iran, isagoo ku tilmaamay…

    Sii Aqri


    September 27, 2026
  • Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    ShareWararka24: Warbixin cusub oo uu soo saaray Golaha Yurub ee Xiriirka Dibadda (ECFR) ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay rumeysan tahay in Imaaraadka Carabta uu door ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo Riyadh ay aaminsan tahay in heshiiskaasi uu la xiriiray in Israel ay hesho marin dhinaca ammaanka ah ee dekedda…

    Sii Aqri


    September 27, 2026
  • Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    ShareWararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diiday soo-jeedin ay Iran u gudbisay Washington, taas oo lagu doonayay in dib loogu furo marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, isla markaana muddo toddoba maalmood gudahood ah dib loogu soo celiyo isu-socodka caadiga ah ee maraakiibta. Trump ayaa arrintan sheegay Sabtidii, isagoo weriyeyaasha kula hadlay Aqalka Cad.…

    Sii Aqri


    September 27, 2026

Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.