• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Madaxweynaha Masar oo Ku Baaqay in aan Gaza laga Rarin Falastiiniyiinta, iyadoo iyago googa in dib loodhiso Gaza

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Madaxweynaha Masar
Share

Wararka24: Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa ku baaqay in Gaza dib loo dhiso, iyadoo aan laga rarin Falastiiniyiinta ku nool gobolka. Baaqaan ayaa imanaya xilli muran iyo khilaaf ka taagan sidii loo dhisin lahaa Gaza iyo mustaqbalka shacabka Falastiiniyiinta.

Madaxweynaha Masar

Madaxweynaha Masar ayaa Talaadadan sheegay in ay lagama maarmaan tahay in la bilaabo dib u dhiska Gaza,

Iyada oo aan la barakacineyn Falastiiniyiinta. “Barakacinta khasabka ah ee dadka xoog looga qaado dhulkooda waa dembi dagaal,” ayuu yiri, isagoo ku eedeeyay inay ku xadgudubtay sharciga caalamiga ah ee bani’aadantinimada.

Wicitaan teleefan oo uu la yeeshay Raysal Wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen, ayaa Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in Gaza la dhiso uu ku dhiirrigeliyay in dadka reer Gaza loo dayo inay ku noolaadaan dhulkooda. “Dhismaha Dowladda Falastiin waa xalka keliya ee nabad waarta loogu soo dabaali karo Gobolka Bariga Dhexe,” ayuu yiri.

Hadalka Sisi ayaa imanaya ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu ku celiyay qorshihiisa ku aaddan in dadka reer Gaza loo raro dalalka Masar iyo Jordan. Trump ayaa sheegay in haddii Falastiiniyiintu diidaan qorshahaas, uu ka jari doono gargaarka uu Mareykanku siiyo labadaasi dal.

Dowladaha Masar iyo Jordan ayaa si adag uga horyimid in ay dib u dejin u sameeyaan qaxootiga reer Falastiin. Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in Gaza la dhiso ayaa sidoo kale ku dhiirrigeliyay in xuquuqda shacabka Falastiiniyiinta ay tahay inay ku noolaadaan dhulkooda.

Trump ayaa maalmahaanba si is daba joog ah u sheegay in dalkiisu uu qaadanayo dib u dhiska Gaza. Waxaan doonaynaa in Gaza ay noqoto meel dhismo qurxoon oo horumarsan,” ayuu yiri.

Madaxweynaha Masar

Waxa uu intaa ku daray in ay jiraan dalal kale oo ay suurtagal tahay in ay qaabilaan Falastiiniyiinta.

  • Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    ShareWararka: Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Abbas Araghchi ayaa sheegay in xal lagu gaaro wadahadal uu yahay jidka lagu soo afjari karo khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington, kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu diiday soo-jeedin ku saabsan dib u furidda Marinka Hormuz. Trump ayaa Sabtidii sheegay in uusan aqbalin qorshaha Iran, isagoo ku tilmaamay…

    Sii aqri


    September 27, 2026
  • Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    ShareWararka24: Warbixin cusub oo uu soo saaray Golaha Yurub ee Xiriirka Dibadda (ECFR) ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay rumeysan tahay in Imaaraadka Carabta uu door ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo Riyadh ay aaminsan tahay in heshiiskaasi uu la xiriiray in Israel ay hesho marin dhinaca ammaanka ah ee dekedda…

    Sii aqri


    September 27, 2026
  • Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    ShareWararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diiday soo-jeedin ay Iran u gudbisay Washington, taas oo lagu doonayay in dib loogu furo marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, isla markaana muddo toddoba maalmood gudahood ah dib loogu soo celiyo isu-socodka caadiga ah ee maraakiibta. Trump ayaa arrintan sheegay Sabtidii, isagoo weriyeyaasha kula hadlay Aqalka Cad.…

    Sii aqri


    September 27, 2026

Share

Recommended

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

6 months ago
Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

1 year ago
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

1 year ago
DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

4 months ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

1 year ago
Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

4 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.