Al-Shabaab oo lagu arkay deegaanno ka tirsan duleedka Muqdisho
Wararka24: Wararka ka imanaya deegaannada Ceelasha Biyaha iyo Macaane ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu ...
Wararka24: Wararka ka imanaya deegaannada Ceelasha Biyaha iyo Macaane ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu ...
Wararka24: Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo maanta dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa xiray laba sarkaal oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ciidanka Danab, kuwaas oo lagu eedeeyay ...
Wararka24: Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa diiday qorshe uu Madaxweyne Donald Trump ku doonayay in lagu xaddido dhalashada si toos ...
Wararka24: Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay Hibo Xuseen Wardheere, oo loo haysto inay baraha bulshada ku baahisay ...
Wararka24: Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado oo hore loogu qabtay dekedda Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka ...
Wararka24: Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika, Selma Malika Haddadi, ayaa sheegtay inay kulan la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan ...
Wararka24: Israel ayaa sii ballaarinaysa xiriirrada ay la leedahay maamullo iyo gobollo leh muranno siyaasadeed oo ku saabsan madaxbannaanidooda, xilli ...
Wararka24: Beesha caalamka ayaa farriimo u dirtay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo ku boorrisay in la bilaabo wada-hadal siyaasadeed ...
Wararka24: Xisbiga mucaaradka ah ee Kaah ayaa si adag uga horyimid tallaabada ay Somaliland sheegtay inay safaarad uga furtay magaalada ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Xaaji Cabdirashiid, ayaa si adag u beeniyay eedeymo la xiriira safar uu dhawaan ...
Wararka24: Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka ayaa muujisay walaac isa soo taraya kadib go’aan ay 25-kii Juun gaartay Maxkamadda ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore ee Hay’adda ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si ay ...
Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani’aadannimada ...
Wararka24: Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa gaaray dalka Kuwait, halkaas oo uu dhexdhexaadin doono kulan muhiim ah ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si weyn uga soo kabatay dhibaatooyinkii ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa la sheegay in dib looga celiyay dalka Kenya kadib markii saraakiisha ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.