Puntland oo awaamiir amni ku soo rogtay dhaqdhaqaaqyada hubeysan iyo shirarka DF
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir amni oo cusub, kuwaas oo lagu xoojinayo sugidda amniga iyo xasilloonida deegaannada maamulkaas, ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir amni oo cusub, kuwaas oo lagu xoojinayo sugidda amniga iyo xasilloonida deegaannada maamulkaas, ...
Wararka24: Jaamacadda Carabta ayaa cambaareysay booqashadii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), uu ku tagay magaalada Qudus iyo tallaabooyinka la ...
Wararka24: Dowladaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa la filayaa inay maanta kala saxiixdaan heshiis diblomaasiyadeed oo lagu ...
Wararka24: Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka JD Vance ayaa hadallo dhaliil xanbaarsan u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, xilli ay sii ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa wajahaya cadaadis iyo digniino isa soo taraya kadib warar la xiriira safar ...
Wararka24: Musharraxiinta xilka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr. Cabdicasiis Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ayaa ...
Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan, oo laga soo celiyay ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Warar laga helayo deegaannada Puntland ayaa sheegaya in ay socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo la xiriira khilaafaadka ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ku guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ...
Wararka24: 28-01-2026:Afhayeen u hadlay Eric Trump, wiilka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si cad u beenisay in wax kulan gaar ...
Wararka24: 14-01-2026: Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, oo maamusha dekedda Berbera, ayaa sheegtay in hawlaha dekeddu ay ...
Hargeysa – Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay war rasmi ah oo ka kooban afar qodob oo muhiim ah ...
Hargeysa – Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay warbixinteedii toddobaadlaha ahayd, taas oo ka koobnayd 18 qodob oo muhiim ah ...
Hargeysa- Wararka24 Online)- Diyaaradda caalamiga ah ee Fly Dubai ayaa si rasmi ah u joojisay dalabkii ku saabsan eVisa-da Soomaaliya ...
Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa Talaadadan safar rasmi ah ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo xukuumadda Somaliland ...
Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi dhanka amniga, ...
Hargeysa, Oct 1, 2025 (Wararka24) – Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ay wehelinayeen saraakiil millateri oo uu ka mid yahay taliyaha ...
Hargeysa, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliil adag u jeediyay ...
Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku baaqay in la tarxiilo dadka u dhashay Koonfurta ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.