• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Faysal Cali Waraabe, Xasan Sheekh waxaa inagaga xun Ismaaciil Cumar Geelle” 

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
12 months ago
Reading Time: 3 mins read
Faysal Cali Waraabe
Share

Hargeysa, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliil adag u jeediyay Madaxweynayaasha jabuuti iyo Soomaaliya, isagoo hadal ka jeediyay Xafladda qalin-jabinta jaamacadda Rift Valley

faysal cali ayaa yiri Wasiirku wuu ka xishoodaye, Xasan Sheekh waxaa inagaga xun Ismaaciil Cumar Geelle, waxaa uu inta ku daray in laga baqo waayo baasaboor iyo qarash ayaa laga doonta ayuu yidhi..

Isagoo sheegay in isaga ( isaaciil cumar geele) iyo xassan sheekh ay tageen marekanka New york city Ayna la kulmeen madax weynaha Mareekanka Donald Trump si uusan u ictiraafin iyaga (soomaliland) laakin aysan taa u joojin doonin mowqifkooda, video-ka daawo:

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sido kale sheegay in soomaliland ay cadow badan yeelatay isago yidhi, Waa inoola tashaday waxaa la yidhi waa in soomaliland laburburiyaa, ayuu yidhi isagoo ku eedeeyay jabuuti iyo DFS in ay u tashteen somaliland lakin iyaga ayaa burburi doona ayuu yidhi qaxooti ka soo cararay jabuuti oo jigjiga turan baad arki doontaan ayuu yidhi

Hadala faysal waxaa ka dhashey hadal heyn aad u kul: Xanan Chamal  ayaa tidhi Trump sawirka waa lugu gaade umada aflagaada ka daa faysalow dhinc walba haynaga soo xidhin teeda kale ardaydan maalinta ay ugu faraxad badan yihiin qiirada lala doonanayo halaga daayo

Guhaad Cabdi Gare War iidoorlanow somali waan idinku ogayn inaad necebtihiin oo somalia waxad katabanaysaane jabuuti maxaad kuhaysatiin Mise qofkasta oo somaali ahba waad ladagaalaysaan yaab

Salaaxudiin Cabdicasiis War horta ardaydan jaamacadaha in la dhirigaliyaa siyaasiyiinta iyo dadkan stage ka loogu keenay, hadana siyaasad baa looga sheekaynayaa maalinka farxadooda

Said Belarusiya Walahi beentiis maahan Faisal waraabe. Ciise iyo isaaq wa walaalo Balse waxa isku diraya Ismail horror Oo danihiisa fiirsanya. Ismail cumar dan belweynta Direed ma eego iyo wada dhalashada ee wuxu eegayaa danihiisa gaar Ogow isaaq walahi wa qoomiyad Wayo waxay dagaal kula jiraan hawiye Daarood iyo Ismail geeele oo dhamaan ah gaashaanbuur isbaheestey.

Abdirahiim Ali Hussien gudoomiye midhkaasi waa xaq, siyaasiyiinteenu badankoodu djibouti passport bay sitaan. waa run in ay la habranayaan intaas iyo dano kale. jabuuti waa cadaw dhab ah.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.