• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka cabasho sheegay isticmaalka (AI) garaadka macmalka.

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka cabasho sheegay isticmaalka (AI) garaadka macmalka.
Share

Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in garaadka macmalka (AI) uu saamayn ku yeeshay sumcaddiisa kadib markii la sameeyay muuqaallo, sawirro iyo codad been abuur ah oo isaga laga aqaanin.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dad badan ay ku jahawareereen muuqaalada iyo codadka lagu sameeyay farsamada AI,

Kuwaas oo lagu faafiyay baraha bulshada. Arrintan ayuu ku sheegay mid dhaawac ku ah kalsoonida shacabka iyo muuqaalka hoggaanka dalka.

Madaxweynaha Df Xasan Sheekh oo kula kulmay NY afhaayenka united nation Antonio guterres..

Muuqaallada gacan-ku-samaynta ah ayaa ay sameeyeen dhalinyaro isticmaala baraha bulshada, kuwaas oo qaarkood beddeley heestii “Birmade Xasan Sheekh” una rogay nooc kaftan iyo dhalanrog ah.

Booliska ayaa xabsiga dhigay dhallinyarada isku duubay hestas labadaley, qaarkalena baadi good ugu jira sida uu booliska sheegay..

Sidoo kale waxaa la faafiyay muuqaal u eg madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo siyaasadeed iyo kuwo kale oo xasaasi ah ka hadlayo

Taas oo sii kordhisay muranka ku saabsan adeegsiga qalabka garaadka macmalka ee dalka.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.