Doorashada Koonfur Galbeed oo dib loo dhigay kadib…
Wararka24: Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo madaxweynaha ...
Wararka24: Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo madaxweynaha ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadda 18-ka May ku sheegay in Somaliland ay ...
Wararka24: Maamulka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho, kadib kulamo amni ...
Wararka24: Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu warramayaa inay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ku dhiirrigelinayaan inay si ...
Wararka24: Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shir aan caadi ahayn oo looga hadlaya arrimo siyaasadeed iyo kuwo ...
Wararka24: Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in maanta oo Axad ah la raadin doono bisha Dul-Xijjah 1447 Hijriyada, sida lagu ...
Wararka24: Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa weli wajahaya dhibaatooyin la xiriira helitaanka kaarka Aqoonsiga Qaranka, inkasta oo Hay’adda Aqoonsiga ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Soomaaliya ay gashay marxalad ...
Wararka24: Hay’adda Nabad sugidda ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ay si wadajir ah ula fuliyeen saaxiibada caalamiga ...
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Dowladda Ruushka ayaa maanta Soomaaliya ku wareejisay deeq gargaar bani’aadannimo ah oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax xusuuseed dhigay taallada dhallinyaradii halgamayaasha ahaa ee SYL, munaasabad ...
Wararka24: Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa soo bandhigtay qorshe diblomaasiyadeed oo lagu doonayo heshiis dhexmara Iran iyo dalalka Bariga Dhexe, xilli ...
Wararka24: Warar laga helayo ilo siyaasadeed oo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka Soomaaliya ay wadaan qorshe ay ...
Wararka24: Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, isaga oo ...
Wararka24: Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaas ...
Wararka24: Waxaa maalintii labaad galay wada hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka socda ...
Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Gamboole ee gobolka Shabeellaha ...
Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay xarigga Sacdiya Macallin Cali oo muddo ka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.