• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Cali Guudlaawe iyo Muungaab oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Cali Guudlaawe iyo Muungaab oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
Share

Wararka24: Madaxweynaha HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka degan yahay madaxweynaha HirShabelle ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro iyo lataliyeyaal ka socday maamulkaas, halka dhinaca kale ay Muungaab wehlinayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

Labada dhinac ayaa iska xog wareystay xaaladaha ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan khilaafaadka sii kordhaya ee la xiriira arrimaha doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Intii uu socday kulanka, mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta iyo doorka ay ka qaadan karaan dowlad dhiska, iyagoo ku ballamay inay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarinta nidaamka dowladeed.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa uga mahadceliyay Muungaab booqashada, isagoo ku booriyay in la sii xoojiyo xasilloonida caasimadda iyo wadajirka bulshada.

Dhankiisa, guddoomiye Muungaab ayaa sheegay inuu sii wadi doono dadaallada lagu horumarinayo iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo la dagaallanka Al Shabaab.

Kulankan ayaa kusoo aaday xilli ay dalka ka jiraan xiisado siyaasadeed iyo diyaar garow doorasho oo ka socda maamullada HirShabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

DAAWA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.