• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Taliyaha Booliska Banaadir oo hanjabaad u diray mucaaradka ka hor 15-ka May

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Taliyaha Booliska Banaadir oo hanjabaad u diray mucaaradka ka hor 15-ka May
Share

Wararka24: Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka hadlay suurtagalnimada qalalaase haddii doorashada dib uga dhacdo 15-ka May.

Taliyaha ayaa sheegay in hay’adaha ammaanku aysan oggolaan doonin in ammaanka caasimadda Muqdisho la siyaasadeeyo, isaga oo caddeeyay in cid kasta oo isku dayda inay wax u dhimto amniga si adag loola tacaali doono.

“Ammaanku maaha siyaasad, ammaanku waa nolosha muwaadinka. Qof kasta oo isku daya inuu wax u dhimo amniga gacan adag ayaa lagu qabanayaa,” ayuu yiri Taliye Mahdi Cumar Muumin.

Hadalkan ayaa imanaya xilli ay sii kordhayaan hadallada siyaasadeed ee ku saabsan waqtiga doorashada iyo dastuurka cusub ee uu ansixiyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo mucaaradku ay ku doodayaan inuu horseedi karo dib-u-dhac doorasho.

Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo Soomaaliya ay wajahaysa muran siyaasadeed oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka, xilli ay sidoo kale jiraan caqabado kale oo ay ka mid yihiin xaaladaha amniga iyo abaaraha dalka.

DAAWA MUQALKA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.