Daawo: Ciidanka Booliska oo Mirinaayo ku soo bandhigay hub iyo gaadiid
Wararka24: Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ku soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub culus, kadib ...
Wararka24: Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ku soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub culus, kadib ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta booqasho ku tegay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ...
Wararka24: Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Booliska iyo Nabad-sugidda, ayaa saaka howlgallo amni ka bilaabay degmada Cabdicasiis ...
Wararka24: Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay dhacdooyinkii la ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maalgelin abaabulan ay ka dambeysay rabshadihii iyo iska horimaadyadii maalmihii la soo dhaafay ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saac ah, kaas oo ...
Wararka24: Bannaanbaxyo ka dhashay xarigga Suldaan Qabille ayaa ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, kuwaas oo sababay dhimasho iyo ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hada ka guuray aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ...
Wararka24: Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa wajahaysa xaalad adag oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii koox ka shaqaynaysay ...
Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay ...
Wararka24: Ciidamada Israel ayaa sheegay inay dileen Abd Harb, oo ay ku tilmaameen taliye ka tirsanaa cutubka injineernimada ee Xisbullah, ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ...
Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa doortay guddoon cusub kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meelgaarka ah ee ...
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray guriga uu deganaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka iyo mucaaradka inay muujiyaan is-xakameyn, ...
Wararka24: Hay’adaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay iyo Urur-Goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaallada iyo rabshadaha ka socda ...
Wararka24: Ugaaska Beesha Murusade, Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay mas’uul ka tahay dagaal ka dhacay magaalada ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magaalada Hargeysa ku qaabilay ku-simaha safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Justin Davis, sida ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan rabshadaha iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ka digtay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Qalabka Sida ay ka hortageen waxa uu ku tilmaamay isku ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.