• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiir Biixi Oo Helay Abaalmarinta Wasiirka Maaliyadda Ugu Wanaagsan Africa + SAWIRO

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Biixi
Share

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta Wasiirka Maaliyadda ugu wanaagsan Africa. Abaalmarintan ayaa ku timid labo sano kaliya kadib markii uu xilka la wareegay.

Wasiir Biixi ayaa July 2023 noqday Wasiirka Maaliyadda, wuxuuna hoggaamiyay isbeddel weyn oo ku yimid Guud ahaan dhaqaalaha maaliyadeed ee dalka. Muddo kooban gudihiis ayuu ku guuleystay arrimo muhiim ah.

December 2023, Soomaaliya ayaa heshay cafis deyn ah $4.5 billion oo dollar kadib markii ay buuxisay shuruudahi laga rabay ee HIPC Initiative. Taasi waxay noqotay guul taariikhi ah oo dalka u horseeday fursado cusub.

Hoggaanka Wasiir Biixi ayaa dakhliga gudaha ee dawladda somalia uu kordhay 30% mudo koban gudahood. Kobocaasi waxa uu ka dhashay casriyeynta nidaamka canshuuraha iyo maamulka maaliyada oo uu oo xoojiyay wasiirka.

Wasiirka ayaa sidoo kale guddoomiye u noqday Ururka Horn of Africa Initiative muddo laba sano ah laga bilaabo April 2025. Taasi waxay muujinaysaa sida looga aqoonsanyahay gobolka oo dhan.

Khubaro dhaqaale ayaa sheegay in guulaha uu Wasiir Biixi gaadhay ay tusaale u yihiin dalalka kale ee Africa. Waxay xuseen gaar ahaan cafiska deynta iyo koboca dakhliga gudaha.

Abaalmarintan ayaa xoojinaysa mawqifka Soomaaliya ee caalamka iyo suurtagalnimada helitaanka maalgelinta mustaqbalka. Waxay sidoo kale muujinaysaa horumarrada laga sameeyay dhismaha dawladnimada.

Biixi
Biixi
Biixi

Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.