• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba
Share

Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo gelinkii dambe ee Arbacadii ka dhacay bannaanka magaalada Baydhaba, kaas oo dhex-maray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Ilo wareedyo amni ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo roondo amni ku jiray ay la kulmeen maleeshiyaad ku sugnaa aagga, taasoo sababtay iska hor imaad toos ah oo socday muddo kooban.

Ugu yaraan shan askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaalka, sida ay warbaahinta u sheegeen ehellada qaar kamid ah askarta.

Sidoo kale, meydadka askarta dhimatay ayaa la sheegay in loo soo qaaday magaalada Muqdisho, halkaas oo aas loogu sameynayo.

Dhanka kale, wararka ayaa tilmaamaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay iyaguna soo gaareen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo caddeyn tirada.

Xaaladda deegaanka ayaa saaka deggan, waxaana weli aan jirin wax war rasmi ah oo kasoo baxay saraakiisha dowladda oo ku saabsan dagaalkaasi.

Dagaalladan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii kordhayaan howl-gallada militari ee ka socda gobolka Baay, iyadoo dowladda ay ciidamo dheeraad ah geysay magaalada Baydhaba iyo deegaannada ku xeeran.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.