• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamse oo manta Fasaxay Duulimaadyada Jubbaland

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Xamse
Share

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta amar ku bixiyay in la fasaxo duulimaadyada tooska ah ee aadi jiray Kismaayo, Dhoobley iyo duulimaadka Kismaayo-Nairobi.

Amarka ayaa ku timid kadib codsi ay dadweynaha reer Jubbaland u soo jeediyeen Ra’iisul Wasaaraha. Codsiga ayaa ku saabsanaa in la furo duulimaadyada gobolka.

Wararka ka soo baxaya xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa manta lagu xaqiijiyay in la bilaabayo duulimaadyada juballand dib loo furayo. Waxaa la filayaa in shirkadaha diyaaradaha ay bilaabaan jadwalkooda caadiga ah.

Duulimaadyada Jubbaland ayaa xayirnaa mudo kadib khilaafi u dhexeeyay dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Xayiraadda ayaa saameyn weyn ku yeelatay ganacsiga iyo isu socdka dadweynaha Jubbaland.

Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa ka mid ah midka ugu muhiimsan koonfurta Soomaaliya. Wuxuu u adeegaa gobolada Jubbooyinka oo idil.

Amarka cusub ayaa la filayaa inuu yareeyo culayska saarnaa dadweynaha ku nool Jubbaland oo u baahday inay u safraan gobolo kale ama dibadda.

Mas’uuliyiinta shirkadaha diyaaradaha ayaa soo dhaweeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay dib u bilaabaan adeegyadooda.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.