Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

War degdeg, Shabaab Oo lawareegay deegaanka Masaajid Cali Gaduud + fahfaahin

Masaajid Cali Gaduud, Shabeellaha Dhexe – Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolk

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
March 26, 2025, 10:24 am EAT
Reading Time: 4 mins read
shabaab
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.
shabaab

Masaajid Cali Gaduud, Shabeellaha Dhexe – Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ay qaraxyo iyo dagaal foolka fool ah ku burburiyeen saldhigyada ciidamada dowladda.

Weerarka & Khasaaraha

Qaraxyada Koowaad: Al-Shabaab ayaa gaadiidyo qarax ah ku beegsaday saldhigyada ciidamada.

Dagaal Foolka Fool ah: Kadib qaraxyada, waxaa bilaabmay dagaal adag oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.
Khasaaraha: Dadka deegaanka ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawac badan ka dhacay, laakiin tirada saxda ah weli lama shaacin.
Deegaanka la wareegay: Al-Shabab ayaa sheegtay in ay si buuxda u galeen deegaanka, kadib markii ay ciidamada dowladda ka baxeen.

Jawaabta Dowladda & HirShabelle

  • Afhayeenka HirShabelle, Daa’uud Xaaji Cirro:
    • Wuxuu xaqiijiyay in deegaanka lala wareegay.
    • Wuxuuna ballan qaaday: “Caawa ma ku hoyna doonaan Khawaarijta – dib ayaan kaga soo saari doonnaa!”
  • Ciidamada Dowladda: Waxay mar kale isku abaabulaan duleedka deegaanka, iyagoo diyaarinaya weerar cusub.

Madaxweynaha & Dagaalka Shabeellaha Dhexe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo haatan ku sugan Degmada Cadale, ayaa ka hogaaminaya howlgallada lagula jiro khawaarajinta ee gobolka. Weerarkan ayaa ku soo beegmay xilli ay dowladda Soomaaliya sii xoojinayso dagaalka argagixisada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii ciidanka Macawiisley ee ku sugan Degmada Raage Ceele ugu baaqay inay si firfircoon uga qayb qaataan dagaalka lagula jiro khawaarajinta, isagoo caddeeyay in uu isagu iyo maamulkiisa ay halkaa joogaan oo aan cidna ka maqan doonin.

Ciidankii iyo Saraakiishii Dowladda waa joogaan, anigoo Madaxweynihii Jamhuuriyadda dadka ugu sarreyay waa i kanaa! Qof maqan ma jirto oo la sugayo… Waa i kanaa, wax iga dambeeyo oo dhan waa sugeysiin – Wasiiraa sugeysiin, jananaa sugeysiin – waa la idiin wada imaanaa

Habka Al-Shabaab ee Weerarrada

Al-Shabaab waxay intaa badan weerarrada ku qaadaan subaxnimada, laakiin tan iyo wakhtigan, waxay isku beddeshay si ay isku xilliga ugu weeraraan ciidamada dowladda.

Xaaladda Guud ee Gobollada Labada Shabeelle

Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Dhexe waxaa ka socda howlgallo militari oo culus oo lagula jiro Al-Shabaab, kadib markii ay deegaanno horay loo qabsaday dib ugu soo noqdeen.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

51 minutes ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

1 hour ago
Doorashada Israa'iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

Doorashada Israa’iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

2 hours ago
Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

2 hours ago
Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

2 hours ago
Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

2 hours ago
Madaxweyne Ruto ee Kenya iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, sawirro kala duwan

Madaxweyne Ruto oo Moscow u ambabaxay, iyo la kulanka Putin

2 hours ago
AFRICOM oo beenisay eedeymo la xiriira duqeymaha ka socda koonfurta Soomaaliya

AFRICOM oo beenisay eedeymo la xiriira duqeymaha ka socda koonfurta Soomaaliya

22 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.