Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho
Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta ...
Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tagay xarunta Taliska Ciidamada Mareykanka ee ...
Wararka24: Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay kordhiso ciidamada ammaanka ee ka howlgala deegaannada ku teedsan xadka ay la wadaagto Soomaaliya, ...
Wararka24: Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Dowlad-goboleedka Galmudug ee ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan kula yeeshay ...
Wararka24: Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la yeesho ururka Xisbullaah haddii Madaxweynaha Lubnaan, ...
Alle ha u naxariistee, Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, oo ka mid ahaa hal-abuurkii ugu magaca dheeraa suugaanta Soomaaliyeed, ayaa ku ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo ...
Wararka24: Mid ka mid ah ganacsatada ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha aya yiri, "Sheyna iima badbaadin maanta. ...
Wararka24: Dab xooggan ayaa maanta oo Talaado ah ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, oo ah xarunta ganacsi ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo wada-hadallada iyo la-tashiyada siyaasadeed ee maalmahan ka socda magaalada ...
Wararka24: Mas’uuliyiinta Iran ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay, dhowr kalena ay ku dhaawacmeen weerarro uu Mareykanku ka ...
Wararka24: Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka 2026, kadib markii ay 1-0 kaga adkaadeen Argentina ciyaartii kama dambaysta ...
Wararka24: Ugu yaraan 13 qof, oo 12 ka mid ahi ay ka tirsanaayeen hal qoys, ayaa ku dhintay shil gaari ...
Wararka24: Warar laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay duqeyn dhinaca cirka ah laga fuliyay deegaanka Biyo Cadde, ...
Wararka24: Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in askari kale oo Mareykan ah lagu dilay waqooyiga Ciraaq, maalin kadib markii weerar lagu ...
Wararka24: Taliska Qaybta Baarista Dambiyada (CID) ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya, qaybta Galmudug, ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 25 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal isugu jiray ...
Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay go'aanka Fahiima Yuusuf Cabdillaahi (Quuje), oo hore uga tirsanaan jirtay ...
Wararka24: Weerarradii ay kooxda Xuutiyiinta Yemen toddobaadkan ku qaadeen Sacuudi Carabiya ayaa sare u qaaday walaaca dowladda Pakistan, iyadoo Islamabad ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.