Shirka Dowladda Federaalka iyo mucaaradka oo maanta ka furmay Muqdisho
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya shir ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya shir ...
Wararka24: Afartan iyo saddex muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay falal la xiriira burcad-badeednimo ayaa qirtay dambiyada lagu soo oogay, xilli ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ...
Dowladda Sacuudiga ayaa billowday dadaallo lagu xoojinayo xiriirka ay la leedahay Burkina Faso, xilli dalkaasi uu dib u habeyn ku ...
Wararka24: Laba xubnood oo la sheegay inay hore uga tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka ...
Wararka24: Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba, halkaas oo la ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo ...
Wararka24: Ammaanka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu wado inay martigeliso munaasabadda caleemo-saarka ...
Wararka24: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bilaabay diyaar garow cusub oo la xiriira howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib markii ...
Wararka24: Warbaahinta Israel ayaa si weyn uga hadashay mashruuca saldhigga hawada sare ee Turkiga ka dhisayo Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay jadwalkii doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka ay bilaabi doonto guluf dagaal oo cusub ...
Wararka24: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Puntland ayaa ugu ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Talyaaniga ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinaca ...
Wararka24: Warbaahinta Al Mayadeen ee fadhigeedu yahay Lubnaan ayaa baahisay warbixin ay ku sheegtay in shixnad qalab ah oo ka ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay qarax ka dhacay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya, kaas oo lagu ...
Wararka24: Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah ay xalay ka dhacday deegaanka Masaajid ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka aysan aqbali doonin in Israa’iil ay saldhig ...
Wararka24: Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa maanta dalka Turkiga ku saxiixay laba ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.