Daawo: Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Turkiga oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho
Wararka24: Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, halkaas ...
Wararka24: Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, halkaas ...
Wararka24: Mas’uuliyiin ka kala socday Turkiga, Soomaaliya iyo Boqortooyada Midowday (UK) ayaa kulan ka dhacay Aqalka Baarlamaanka UK uga wada ...
Wararka24: In ka badan 13,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa gaaray Yemen intii lagu jiray bishii Juun 2026, taas oo ...
Wararka24: Warbixin ay daabacday wargeyska Financial Times ayaa sheegtay in bangiyo ku yaalla Sacuudiga ay dib u dhigeen ama celiyeen ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee Taliska Guutada 77 ee ...
Wararka24: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiis is-afgarad (MoU) oo ay Soomaaliya iyo Masar ku xoojinayaan iskaashiga dhinacyada ...
Wararka24: Wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa maanta galay wajiga labaad, iyadoo diiradda lagu ...
Wararka24: Makko Maxamuud Muuse Cadde, oo loo yaqaan Makko Cafiif, ahna xaaska Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jen. Asad Cismaan Cabdullaahi ...
Wararka24: Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska 35 urur siyaasadeed ee loo ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii ambaqaado wada-hadallada siyaasadeed ee u ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in ay dhammaatay xabbad-joojintii iyo is-afgaradkii u dhexeeyay Mareykanka iyo Iran, kadib markii ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa dhaliilo ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaaciyay in dad ay qaraabo iyo saaxiibo yihiin ay garab istaageen ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inaysan Turkiga ka iibin diyaaradaha dagaalka ee F-35 ama ...
Wararka24: Khilaaf cusub ayaa ka dhex taagan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland, kadib markii maamulka Puntland uu shuruudo ku xiray ...
Wararka24: Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay inuu kala diray maamulkiisii rayidka ahaa ee Marinka Qasa, isagoo sheegay in maamulka arrimaha ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb-galay salaadda janaasada Allaha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay adeeg cusub oo ay shirkadda Meta qorsheyneyso inay kusoo kordhiso WhatsApp, kaas ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay isticmaalka magaca “madaxweyne” ee hore loogu adeegsan jiray madaxda dowlad-goboleedyada dalka, ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.