Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo ku geeriyooday dalka Hindiya
Wararka24: Allaha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay ...
Wararka24: Allaha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay ...
Wararka24: Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa maanta gurmad iyo adeegyo taageero ah u fidisay ku dhowaad 130 muwaadin Soomaaliyeed ...
Wararka24: Warbaahinta Mareykanka ayaa werisay in saraakiil ka tirsan dowladda Mareykanka ay rumeysnaayeen in Israel ay qorsheynaysay in la beegsado ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay ka hor istaagi doonto taageerada ay Qaramada Midoobay siiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ...
Wararka24: Wararka ka imanaya deegaannada Ceelasha Biyaha iyo Macaane ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu ...
Wararka24: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dardargelinta nadaafadda ...
Wararka24: Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo maanta dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ...
Wararka24: Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo saaray jadwalka rasmiga ah ee doorashada Dowlad-goboleedka Galmudug, iyadoo la ...
Wararka24: Su'aasha ku saabsan sababta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u taageerayo sii joogitaanka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, halka uu ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa xiray laba sarkaal oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ciidanka Danab, kuwaas oo lagu eedeeyay ...
Wararka24: Ciidamada Uganda ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u ...
Wararka24: Shabakadda rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa la sheegay in la jabsaday, ...
Wararka24: Dowladda Iiraan ayaa si adag u cambaareysay hadallo ay sheegtay inay kasoo yeereen masuuliyiin Israa’iiliyiin ah oo ku saabsan ...
Wararka24: Maamulka Somaliland ayaa wajahaya weerarro dhanka internet-ka ah, kadib markii la sheegay in kooxo burcad internet ah ay bartilmaameedsadeen ...
Wararka24: Magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu xusay 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Koonfureed iyo midowgii ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa jawaab ka bixiyay hadallo uu xalay jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh ...
Wararka24: Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa diiday qorshe uu Madaxweyne Donald Trump ku doonayay in lagu xaddido dhalashada si toos ...
Wararka24: Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay qarxisay anteeno ay lahayd shirkadda ...
Wararka24: Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado oo hore loogu qabtay dekedda Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika, Selma Malika Haddadi, ayaa sheegtay inay kulan la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.