DAAWO: Cabdullaahi Nuur oo ku biiray mucaaradka sheegayna sababta ay isku seegeen Madaxweynaha
Wararka24: Cabdullaahi Maxamed Nuur, oo dhawaan iska casilay xilkii la-taliyaha sare ee Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa caawa ku biiray shirka siyaasiyiinta ...


























