NISA oo laba xubnood oo Al-Shabaab ah ku beegsatay Howlgal kadacay Garasbaaley
Wararka24: Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa fiidnimadii maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley, ...


























