Ra’iisul Wasaare Xamza oo tacsi ugu tegay safaaradda Qatar ee Muqdisho
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Dowladda Uganda ayaa oggolaatay inay ciidamo ku biiriso howlgal caalami ah oo la qorsheynayo in laga hirgeliyo Marinka Gaza, ...
Wararka24: Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Jubbaland, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ku amray inuu bilaabo ka bixitaanka ciidamada Israel ee ku ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaas oo ...
Wararka24: Ugu yaraan 50 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ayaa sii xoogeysatay, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsanayaan weerarro iyo hadallo kulul. ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Goobo ...
Wararka24: Xisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Farmaajo uusan ...
Wararka24: Xiisad u dhexeysa beesha Biyomaal iyo qaar ka mid ah beelaha Hiraab, gaar ahaan Abgaal iyo Habar Gidir, ayaa ...
Wararka24: Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika ayaa sheegay inay doorbidayaan inay sii joogaan dalkaas, inkastoo ay sii kordhayaan ...
Wararka24: Hay’adaha gargaarka bini’aadantinimada ayaa ka digay in isbeddelka cimilada ee El Niño uu bilaha soo socda kordhin karo halista ...
Wararka24: Kulamo maalmihii u dambeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay yeesheen wakiillo ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxweynihii hore ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah hoos u dhigtay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib amar uu bixiyay ...
Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Xoogga Dalka ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Hantiwadaag ee gobolka Shabeellaha ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii Iran ay sheegtay inay gantaallo ku weerartay saldhigyo ...
Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay u safraan magaalada Doha ee dalka ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dhacdadii lagu arkay shaqsiyaad xiran dareyska Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya oo ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay qorsheynayso in si rasmi ah loo bilaabo howlaha sahaminta iyo qodista shidaalka ee ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay afar edheysane oo loo haysto inay ku lug lahaayeen muuqaal lagu faafiyay ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.