DW: Soomaaliya Oo Ka Fikiraysa Tallaabo Militari Oo Ka Dhan Ah Gooni-goosadka?
Wararka24: 12-01-2026: Telefishinka DW ee laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa warbixin gaar ah ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ...
Wararka24: 12-01-2026: Telefishinka DW ee laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa warbixin gaar ah ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ...
Wasiirka wasaaradda caddaalada iyo arimaha dastuurka XFS, Mudane Hassan macalin maxamud ayaa manta kulan layeshay wasiiradda dastuurka maamul gobeeladyada. Kulan ...
Muqdisho – Wararka24: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u beeniyay warar sheegayay in shaqaalaha maamulka lagu qasbay inay ...
Muqdisho – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka qabtay 15-kii May 2022, ayaa afar sano ka dib ka tegaya dhaxal ...
Muqdisho, Oct 3, 2025 (Wararka24) – Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi), ayaa digniin culus u diray ...
Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Koko, oo ka mid ah gabdhaha tiktok iyo Youtub-ka ugu caansan bulshada Soomaaliyeed, ayaa ...
Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Bannaanbaxii mucaaradka ee maanta lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa dib loo ...
Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan muhiim ah kula yeeshay hoygiisa magaalada Muqdisho qaar ka mid ...
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo bandhigay 1200 oo neef oo geel ah oo loo qorsheeyay in lagu qalo ...
Waxaa markale cirka isku shareeray hadal-haynta siyaasadda Soomaaliya, kadib markii Wasiirka Difaaca, Axmed Macallim Fiqi, uu weerar afka ah ku ...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee ...
Arday dhallinyaro ah oo horay uga gudbay imtixaanka dowladda ayaa Isniintii lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhashay khilaaf ...
Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay isdiiwaangalinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan doorashada qof iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta go'aan taariikhi ah ka gaaray doorashada qof iyo codka ah. Madaxweynaha ...
Xildhibaanad Gobsan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in difaaca Somaliland uu u yahay waajib la mid ah waajibaadka ...
Ganacsatada ka shaqeeya iibka maqaarka ee degmada Siinaay, magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ku waayeen hanti ku dhow $1 milyan ...
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka cabsi qabo in dad Soomaali ah oo ka ...
MUQDISHO — Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka aan weli laga bilaabin isticmaalka kaarka aqoonsiga ...
MUQDISHO — Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SOMWA) iyo Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ...
MUQDISHO — Raisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa ka dhawaajiyay inay Kooxda AS kusoo laabteen meelo horay looga saaray ka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.