• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Daawo: William Ruto oo Booliiska ku Amray in aysan dilin dadka lkn Lugta ka Toogaan

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: William Ruto oo Booliiska ku Amray in aysan dilin dadka lkn Lugta ka Toogaan
Share

NAIROBI — Madaxweyne William Ruto ayaa maanta booliiska ku amray in ay lugta ku toogaan qof kasta oo lagu qabto bililiqaysi ama burburin hanti dadweyne intii lagu jiro dibadbaxayaasha. Amarka ayaa yimid xilli uu furayay mashruuc guryo loogu talagalay booliiska.

“Qof kasta oo guba ganacsi ama hanti dadka kale, lugta ha laga toogo oo isbitaalka hala geeyo inta ay maxkamadda u socto,” ayuu yiri Ruto oo khudbad ka jeedinayay xaafadda Kilimani.

Madaxweynaha ayaa ku celceliyay in aan la dilin balse laga jabiyo lugaha kuwa rabshada wadda. Wuxuu sheegay in burburinta hantida dadka aysan sax ahayn aana la aqbali karin.

Ruto ayaa u digay madaxda siyaasadda dalka keenya isagoo ku eedeeyey inay soo kiciyaan dhaliyarada lacagna aysiiyaan, wuxuuna balan qaaday in lasoo qaban doono oo uu baaritaan socdo.

Waxaana uu sheegay in weerarka lagu qaaday xarunta booliiska iyo saldhigyada ciidanka ay tahay mid argagixisanimo.

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Kenya ayaa sheegay in dibadbaxayaashii Isniintii ay ku dhinteen dad gaaraya 31 qof halka 107 ay ku dhaawacmeen. Iyadoo ganacsiyo waweyn lagu burburiyey 15 gobol guud ahaan kenya.

Amnesty International ayaa sheegay in dibadbaxayaashii June 25 ay ku dhinteen 16 qof oo intooda badan ay dileen booliiska. Sida ay sheegeen waxaa la weeraray 9 saldhig oo booliis ah.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.