• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump
Share

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe ku saabsan kicinta kacdoon gudaha Iiraan, kaas oo la sheegay inuu saameyn ku yeeshay go’aanada siyaasadeed ee Mareykanka.

Warbixinta ayaa xustay in Agaasimaha Mossad David Barnea uu la wadaagay qorshahan mas’uuliyiin sare oo Israa’iiliyiin iyo Mareykan ah, isagoo sheegay in la abuuri karo kacdoon shacabka dhexdiisa ah oo horseedi kara isbeddel siyaasadeed.

Sida lagu sheegay warbixinta, qorshahan ayaa helay taageero siyaasadeed, inkastoo ay jireen shaki ay muujiyeen qaar ka mid ah saraakiisha sirdoonka iyo militariga.

Warbixinta ayaa sidoo kale tilmaantay in markii dagaalku bilowday, aysan jirin calaamado muujinaya kacdoon ballaaran oo gudaha Iiraan ka dhacay, taasoo meesha ka saartay rajadii la qabay.

Hay’adaha sirdoonka Mareykanka ayaa lagu sheegay inay qiimeeyeen in nidaamka Iiraan uusan si fudud u burburi doonin, isla markaana isbeddel degdeg ah uusan dhici doonin.

Sidoo kale, warbixinta ayaa xustay in saraakiil Mareykan ah ay ka digeen in shacabka Iiraan aysan u badaneyn inay kacaan xilli ay socoto colaadda.

Arrintan ayaa muujineysa khilaaf ku saabsan qiimeynta istaraatiijiyadda dagaalka iyo saameynta ay ku yeelan karto xaaladda gobolka.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.