• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Rasaas xalay laga maqlay Baydhaba iyadoo xiisad ka taagan tahay magaalada

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Rasaas xalay laga maqlay Baydhaba iyadoo xiisad ka taagan tahay magaalada
Share

Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya rasaas xooggan oo xalay laga maqlay qaybo kamid ah magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, xilli ay magaalada ka jirtay xiisad u dhexeysa ciidanka maamulka Koonfur Galbeed iyo kooxo mucaarad ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in rasaasta laga maqlay dhanka koonfur-bari ee magaalada, gaar ahaan aagga suuqa xoolaha, kadib markii qoriga nooca Saban ah lagu tuuray saldhig ay ciidanka ammaanka ku leeyihiin halkaasi.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in qorigaasi uu ku dhacay guri ku dhow goobta saldhigga, balse aan la soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay.

Dhanka kale, Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu dagaal ka dhacay magaalada Baydhaba, isagoo ku tilmaamay wararkaasi kuwo aan sax ahayn.

Wasiirka ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay tahay mid degan, isla markaana ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka ay si caadi ah u socdaan.

Xiisaddan ayaa kusoo beegmeysa xilli Koonfur Galbeed ay ka taagan tahay muran siyaasadeed oo la xiriira doorashada maamulka, iyadoo sidoo kale ay jiraan khilaafyo siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo hoggaanka maamulka.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.