DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii qaaday tallaabo milatari oo ay ku wajahayso culeyska ay Al-Shabaab ku soo saartay deegaanno u dhow magaalada Muqdisho. ...


























